U gudub nuxurka
Ku noqo bogga hore

HADDA KA HEL GOOGLE PLAY

Hadda
Ka Iibso

A&A Store ka raadi alaabta Shiinaha, eeg qiimo-dhimista maanta, oo sellada/dambiisha ku ururi alaabta aad dooratay.

Get it on Google Play

Hadda ka soo deji Google Play

Shaxdan ku fur Google Play-ga.

Kamarada telefoonkaaga ku jeedi shaxdan, dabadeed fur xidhiidhka si aad app-ka uga soo dejiso Google Play-ga.

Bogga hore ee A&A Store oo ka muuqda telefoon, leh raadinta alaabta, qaybaha, qiimo-dhimista iyo dambiisha.
Hel alaabta aad rabto.Dooro waxa kugu habboon.
A&A Store ee Android

KU SOO DHOWOW

Sidan ku bilow.

Raadi alaabta, dooro waxa aad rabto oo nala soo xidhiidh.

Raadi alaabta aad rabto.

Ku raadi magaceeda ama ka eeg qaybaha alaabta.

Ku ururi sellada/dambiisha.

Akhri faahfaahinta alaabta, dabadeed sellada/dambiisha ku ururi waxa aad dooratay.

Nala soo xidhiidh.

Shirkada A&A kala hadal dalabkaaga iyo rarista alaabta.

Ma kaa caawinnaa soo dejinta?

Haddii aad su'aal ka qabto soo dejinta ama isticmaalka app-ka, nala soo xidhiidh.

Nala soo xidhiidh
Ma rabtaa faylka APK?

Kani waa faylka APK ee app-ka. Android-ku wuxuu ku weydiin karaa inaad browser-ka u oggolaato rakibidda app-kan.

Soo deji APK-ga Android · v2.0.0
  1. Badhanka kore ku soo deji faylka APK.
  2. Fur faylka aad soo dejisay. Waxaad ka heli kartaa galka Downloads ama ogeysiiska soo dejinta.
  3. Haddii Android-ku ku weydiiyo, browser-ka aad isticmaashay u oggolow rakibidda app-ka (Allow from this source).
  4. Raac tilmaamaha shaashadda si aad u dhammaystirto rakibidda.

Google Play and the Google Play logo are trademarks of Google LLC.