U gudub nuxurka

Ku soo dhowow A&A Store

Hadda
Ka Iibso

Alaabta Shiinaha oo kuu dhow.

A&A Store wuxuu kuu fududaynayaa inaad alaab ka iibsato Shiinaha adigoo jooga Geeska-Africa. Ka raadi waxa aad u baahan tahay, gurigaaga iyo ganacsigaagaba.

App-ka Android ka soo deji Google Play.

Bogga hore ee A&A Store oo ka muuqda telefoon, leh raadinta alaabta, qaybaha, qiimo-dhimista iyo dambiisha.
Hel alaabta aad rabto.Dooro waxa kugu habboon.
App-kaaga wax iibsiga
Alaab kala duwan. Hal app.Sii eeg alaabta
Raadi alaabta aad rabtoEeg qiimo-dhimistaAlaabtaada meel ku ururiShiinaha ilaa Afrika

QAYBAHA ALAABTA

Hel waxa aad u baahan tahay,
gurigaaga iyo ganacsigaagaba.

Dooro mid ka mid ah lixda qaybood oo eeg alaabta kugu habboon.

01 / 06

Qalabka aad u baahan tahay.

Eeg qalabka elektarooniga ah ee aad ku isticmaali karto guriga iyo shaqadaba.

Alaabta ka eeg app-ka

ASTAAMAHA APP-KA

Iibsigaaga waan kuu fududaynay.

02

Alaabta aad doonayso ku ururi.

Alaabta aad rabto ku-rid sellada/dambiisha, adigoo weli sii eegaya alaabta kale.

03

Waan kaa caawinaynaa.

Su'aal ma ka qabtaa alaab ama dalab? Shaqalaaha A&A kala xidhiidh WhatsApp-ka.

SIDAY U SHAQEYSO

Raadi, dooro.
Nala soo xidhiidh.

App-ka ka raadi alaabta aad rabto. Shaqalaaha A&A kala xidhiidh dalabkaaga iyo sida lagugu keenayo.

Soo deji A&A Store
  1. 01

    Raadi alaabta aad rabto.

    Ku raadi magaceeda ama ka eeg qaybaha alaabta.

  2. 02

    Ku ururi sellada/dambiisha.

    Akhri faahfaahinta alaabta, dabadeed sellada/dambiisha ku ururi waxa aad dooratay.

  3. 03

    Nala soo xidhiidh.

    Shirkada A&A kala hadal dalabkaaga iyo rarista alaabta.

Xubin shirkada A&A ka tirsan oo sidda kartoon summadda shirkadda lehShirkada A&A oo shaqada ku jirta.

SHIRKADA A&A

App cusub.
Khibraddii A&A.

A&A Store waxa dhisay shirkada EastGate Venture Holdings LLP. A&A Store waxay macaamiisha ka caawinnaa raadinta, iibsiga iyo rarista alaabta Shiinaha.

2+Sannado shaqo
5+Dalalka aan u adeegno

Ganacsigaaga alaab ma u rabtaa?

Waxaan kaa caawinnaa raadinta alaabta, iibsiga, hubinta tayada iyo rarista.

Nala soo xidhiidh

MACAAMIISHA FIKRADAHOODA

Anaga oo A&A la kaashanay, waxaan hir-gelinay inaan furno rayislaha aanu ku riyoonayney.
MX
Maxamed Xuseen

Hargeisa, Somaliland

SU'AALAHA INTA BADAN LA ISWEYDIIYO

Su'aal ma haysaa?

Jawaabaha su'aalaha ku saabsan app-ka iyo adeegyada A&A halkan ka eeg.

Maxaan ka heli karaa A&A Store?

Waxaad ka heli kartaa qalabka elektarooniga ah, dharka, qalabka guriga, alaabta quruxda iyo daryeelka, alaabta carruurta iyo qalabka ciyaaraha. Bogga hore waxa kale oo aad ka eegi kartaa qiimo-dhimista maanta.

A&A Store ma ku shaqaynayaa telefoonkayga?

Haddii aad isticmaasho Android, A&A Store ka soo deji Google Play-ga. Bogga soo dejinta waxa kale oo yaalla faylka APK.

Dalabkayga ma iga caawin kartaan?

Haa. WhatsApp-kayaga noogu soo dir faahfaahinta dalabkaaga ama alaabta aad rabto. Waxaan kaa caawinaynaa su'aalahaga iibsiga iyo rarista.

A&A ma iga caawin kartaa raadinta alaabta ganacsigayga?

Haa. Waxaan kaa caawinnaa raadinta alaabta, iibsiga, hubinta tayada iyo soo rarista Shiinaha ilaa Afrika. Foomka hoose noogu sheeg waxa aad u baahan tahay.

HADDA KA HEL GOOGLE PLAY

Hadda
Ka Iibso

Raadi alaabta aad rabto, eeg qiimo-dhimista, oo sellada/dambiisha ku rid waxa aad dooratay. Soo deji A&A Store.

NALA HADAL

Su'aal ma qabtaa?
Nala soo xidhiidh.

App-ka ma kaa caawinnaa, mise alaab ayaad rabtaa? Noo soo qor waxa aad u baahan tahay.

Nagala hadal WhatsApp
admin@aatradesolutions.comShacab Mall, Hargeisa, Somaliland

Noo soo qor.

Noo sheeg waxa aad u baahan tahay. Foomkani wuxuu kuu diyaarinayaa iimayl aad noo soo dirto.

Badhankani wuxuu furayaa app-ka iimaylkaaga, isagoo ku daraya xogta aad gelisay. Fariinta halkaas ka hubi, dabadeed noo soo dir.